Runtii nolosho ma adka laakin se waxa kaliya ee ay u baahantahy waa in la garwaaqsado runta ah in uu san qofna dhalan isagoo guulaystay ee uu qof walboo guulaystay guusha u soomaray dariiq yar oo uu soo xariiqday kaas oo ku soo riday wadada wayn indhahana u kala furay tusayna nolosha dhabta ah iyo macaankeeda marka aad noqotid qof guuleyatay .
Noqo qof hammi ,leh qof rajo leh, qof ka miro dhaliya go'aamada yaryar ee uu qaato kuna maareeya noloshiisa , qof ka faa'idaysta 24 saacadood ee uu haysto, qof aan ku lumin waqti badan meelo ayna dantiisu ku jirin, qof aan waxba u arag waxyaabaha xunxun ee ay dadku ka sheegayaan hadalkoogana dhagaha ka xirta , runtii hadii aad samayso waxyaabahan yaryar waxa aad dariimi doontaa in noloshaada wax badan iska badaleen.
Suwixii markaas soo kacdo,is waydii maxaa cusub oo aad malinkaan cusub ku soo kor dhinkartaa nolosha?
Ha ahaato noloshaada amaba ha ahaato nolosha dadka kale e. Xaqiiqada aan marna layska indho tiri karin ayaa ah in qof walboo guulaystey uu ku soo gaadhay guushiida dedaal iyo samir ee adiguna samee sidooda oo kale dedaal oo samir insha allh waad gaadhi rajadaada e. Allena subxanahu watacaala isku xidh mar walba waayo isaga ayaa waxwalba suuro galiya.
Qora: ugbaad abdi.
Mahadsanid runtii indhaha ayad ii kala furtay wallalo jasaakallah
ReplyDelete